Warbixin: Garoon-xaafadeedyada Islii
Published
Xaafada islii ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa muddooyinkii u dambeeyay laga hirgeliyay garoon-xaafadeedyo casri ah oo kubbadda lagu cayaaro, kuwaasoo inta badan lagu dheelo fiidkii.
Garoomadan oo ay dhiseen ganacsato Soomaali ah ayaa waxaa kubadda cagta ku dheela dhallinyarada xaafada Islii oo inta badan gelinka hore aan fursad u helin in ay jimicsi sameeyaan.

Haddaba mid ka mid ah garoomadaasi waxaa booqday oo warbixinta inooga diyaariyay weriyahayaga Bashiir Maxamed Caato.