Dagaal ka dhacay duuleedka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug
Published
Duuleedka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug gaar ahaana dhinaca Puntland waxaa xalay ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeya meleeshiyaad hubeysan oo aan ilaa iyo hadda la aqoonsan waxa ay yihiin iyo Ciidamada mamulka Puntland.
Weerarkaan waxaa ka dhashay khasaare soo gaaray labada dhinac.
Axmed Muuse Nuur waa gudoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland qadka telefoonka ayuu ugu waramay Xasan Sheekh Cumar Cismaan.