Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax

Published

Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in rabshado cusub dhexmareen ciidammada Jabuuti ee ka tirsan AMISOM iyo dadka deegaanka qaarkood taas oo salka ku haysa dagaal beeleed oo dhowaanahaan ka jiray deegaanno gobolka ka tirsan.

Haddaba, si aan wax uga ogaanno rabshadahan cusub ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale, waxa uu wareysi la yeeshay guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cabdifataax Xasan Afrax.