Sawirro tartanka ciyaaraha fudud ee Beijing

Published

Ciyaaraha fudud ee adduunka ayaa ka socda Beijing iyadoo uu Usain Bolt ku guulaystay bilad dahab ah.

Usain Bolt ayaa ku guulaystay bilada dahabka ee orodka 100m ee nimanka. Tartanka ciyaaraha fududud ee adduunka ayaa Beijing ka socda.
Qoraalka sawirka, Usain Bolt ayaa ku guulaystay bilada dahabka ee orodka 100m ee nimanka. Tartanka ciyaaraha fududud ee adduunka ayaa Beijing ka socda.
Usain Bolt ayaa dabaaldegay kadib markii uu ku guulaystay ciyaarta.
Qoraalka sawirka, Usain Bolt ayaa dabaaldegay kadib markii uu ku guulaystay ciyaarta.
 Genzebe Dibaba ee Itoobiya ayaa ku guulaysatay orodada 1500m ee gabdhaha ee tartanka ciyaaraha fudud ee adduunka ee ugu danbeeyay.
Qoraalka sawirka, Genzebe Dibaba ee Itoobiya ayaa ku guulaysatay orodada 1500m ee gabdhaha ee tartanka ciyaaraha fudud ee adduunka ee ugu danbeeyay.
Jessica Ennis-Hill ee Britain ayaa heshay bilad dahab ah.
Qoraalka sawirka, Jessica Ennis-Hill ee Britain ayaa heshay bilad dahab ah.
David Rudisha ayaa u gudbay ciyaarta ugu danbaysa ee tartanka nimanka ee 800m.
Qoraalka sawirka, David Rudisha ayaa u gudbay ciyaarta ugu danbaysa ee tartanka nimanka ee 800m.
Blessing Okagbare ee Nigeria ayaa u gudubtay qaybtii labaad ee tartanka gabdhaha ee orodka 100m.
Qoraalka sawirka, Blessing Okagbare ee Nigeria ayaa u gudubtay qaybtii labaad ee tartanka gabdhaha ee orodka 100m.