Natiijooyinka horyaalka Ingiriiska ee Sabtidan

Published
Markanna natiijooyinka ciyaarihii horyaalka ingiriiska ee galabta dhacay:
Everton 3-1 Chelsea.
Arsenal 2- 0 Stoke City
Crystal Palace 0-1 Manchester City
Norwich 3 - 1 Bournemouth
Watford 1 - 0 Swansea
West Brom 0 0 Southampton
Manchester United 0 - 0 liverpool ayay maraysaa ciyaartoodu waqtiga daabacaadda maqaalkan.
Waxaa toddobaadkan mar kale khasaartay kooxda Chelsea oo shantii kulan ee horyaalka ugu horreeyay saddex ka mid ah laga badiyay.
Waxaase iyadu guusheeda sii adkaysatay kooxda Manchester City oo shantii kulan ee ilaa iyo hadda la soo ciyaaray horyaalka aan marnaba laga badin.























