Natiijooyinkan horyaalka Ingiriiska ee Sabtidan

Xigashada Sawirka, bbc
Published
Sabtidan waxaa dhacay siddeed ciyaarood oo ka tirsan horyaalka kubbadda cagta ee Ingiriiska.
Waxaana loo kala badiyay:
Tottenham 0 - 0 Liverpool
Everton 0 - 3 Manchester United.
Chelsea 2 - 0 Aston Villa
Crystal Palace 1 - 3 West Ham
Manchester City 5 - 1 Bournemouth
Southampton 2 - 2 Leicester
West Brom 1 - 0 Sunderland
Watford iyo Arsenal way socotaa ciyaartoodu.
Tartanka horyaalka waxaa weli hoggaanka u haysa Manchester City oo leh 21 dhibcood.























