10ka sare ee ciyaartoyda Africa

Published

Tobanka ciyaaryahanka ee ugu saraysa ciyaaryahanada Africa. Iyadoo sanadkan, 2010 koobka adduunka lagu qabanayo dalka Koonfur Africa.

Tony Yaboah
Qoraalka sawirka, Tony Yaboah, wuxuu ka mid yahay tobanka ciyaaryahan ee ugu sareeya Africa, wuxuuna u dhashay dalka Ghana.
Samuel Eto
Qoraalka sawirka, Samuel Eto, wuxuu u ciyaaraa Cameroon, waana mid ka mid xiddigaha weerarka ku horeey qaaradda Africa.
Roger Milla
Qoraalka sawirka, Roger Milla, wuxuu ka mid yahay ciyaartoyda ugu magaca dheer qaaradda Africa, isagoo loo aqoonsaday in uu ka mid noqdo tobanka ugu sareeya.
Nwankwo Kanu
Qoraalka sawirka, Nwankwo Kanu, wuxuu u dhashay dalka Ngieria, wuxuu ka mid yahay tobanka ciyaaryahan ee ugu sareeya laacibiinta dunida.
Mikel John Obi
Qoraalka sawirka, Mikel John Obi, wuxuu u dhashay Nigeria, isagoo ugu yaraan mar loo aqoonsaday ciyaaryahanka Africa, wuxuu hadda ka mid ah tobanka ciyaaryahan ee ugu sareeya Africa.
Michael Essien
Qoraalka sawirka, Michael Essien, waa ciyaaryahan u dheela Ghana, iyo kooxda Chelsea ee England. wuxuu ka mid yahay tobanka ciyaaryahan ee ugu sareeya qaaradda Africa.
Lucas Radebe
Qoraalka sawirka, Lucas Radebe, wuxuu u dhashay dalka Namibia, isagoo ka mid ah ciyaaryahanada tobanka ah ee ugu sareeya Africa.
Jay Jay Okocha
Qoraalka sawirka, Jay Jay Okocha, oo u dhashay dalka Nigeria, waxaa loo aqoonsaday mid ka mid ah tobanka ciyaaryahan ee ugu sareeya ee soo maray qaaradda Africa.
Xusaam Xassan
Qoraalka sawirka, Xusaam Xassan, wuxuu u dhashay Masar, waxaana uu noqday ciyaaryahanka Africa
George Weah
Qoraalka sawirka, George Weah, wuxuu u ciyaari jiray kooxda Liberia, isagoo ka ciyaaray qaaradda Europe. wuxuu noqday ciyaaryahanka Africa.