Britain oo deeqo siin doonta gobolada
Published
Dowladda Britain ayaa soomaaliya ka wada mashruucyo Horumarineed iyadoo sanadkan ay bilaabi doonto inay mashruucyada ay si toos ah uga samayso gobolada halka ay awal fulin jireen mashruucyada Qaramada Midoobay iyo hayaddo kale.
Wasiirka maaliyada ee Puntland Faarax Cali Jaamac ayaan ka waraysanay masruucyada ay dowladda Britain ay ka fuliso gobolka.
Muqdisho
Isbadalo badan oo ganacsi aya ka socda Muqdisho bilihii ugu danbeeyay iyadoo ay ganacsatada bilaabeen inay ku noqdaan magaalada.
Waxayaabaha ay dadka maalgalinayaan ayaa ugu badan dhismaha magaalada oo aad ugu burburay dagaaladiii socday labaatan sanno.
Jibriil Ibraahin cabdulle Madaxa xarunta cilmi baarista iyo wadatashiga ayaan ka waraysanay y isbadalada ka socda Muqdisho.