Shaqooyinka
Published
Haddii ay shaqo ka soo baxdo BBC Somali, waxaa lagu xayeyesiin doonaa wargeysyada ama barteena internet-ka.
Booqo bogagga <link type="page"><caption> BBC</caption><url href="http://www.bbc.co.uk/jobs" platform="highweb"/></link> si aad u hesho fursado shaqooyin kala duwan ee dhamaan laamaha hey'adda.
BBC waxa ay bixisaa mashruuc waaya aragnimo shaqo. Shuruudaha la xiriira arrintan booqo <link type="page"><caption> Qeybta Waaya aragnimada shaqo ee BBC (oo Ingiriis ku qoran) </caption><url href="https://jobs.bbc.co.uk/fe/tpl_bbc03.asp?newms=info06" platform="highweb"/></link>



















