
Waxaa dhowaan la aasay qoraa buugaagta oo caan ka ahaa dalka Nigeria oo uu u dhashay iyo caalamka kale intaba.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.
Si aad u ballaaran ayaa looga qayb galay aaska qoraaga weyn ee reer Nigeria ee Chinua Achebe kaddib markii meydkiisa laga soo celiyay waddanka Maraykanka oo muddo dheer uu ku noolaa ugu dambaystiina uu ku geeriyooday.
BBC © 2014BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.