Taageerayaasha Mursi oo dibedbaxaya in kasta oo loo digay

Published

Taageerayaasha madaxweynihii xilka laga qaaday ee Masar, Maxamad Mursi ayaa sii wada dibedbaxayadooda in kasta oo ay dowladdu sheegtay inay xoog ku kala eryi doonto.