Dooda Jimcaha

Published
Qaraxa ayaa burburiyay darbiga madaxtooyada.
Qoraalka sawirka, Qaraxa ayaa burburiyay darbiga madaxtooyada.

Barnaamijka wuxuu ku saabsan yahay weerarkii Alshabab ay ku qaaday madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, iyo ammaanka guud ee dalka iyo saameynta ammaanka dalku uu ku yeelan karo dib u soo celinta qaxootiga Soomaalida ah ee jooga Kenya.

Waxaa kale oo isla barnaamijka aan ku eegeynaa, dad ka badan 12 kun qof oo dawladda Saudi Arabia ay ka soo tarxiishay dalkeeda oo ay ka dejisay magaalada Muqdisho.