Wakiilka Midowga Afrika oo BBC-da u warramay
Published
Wakiilkd Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb Maxamad Saalix Anadif ayaa sheegay in AMISOM ay billaabi doonto inay dalka ka baxaan 2017-da kaddib marka la qabto doorashada 2016-ka. Kenya ayuu sheegay in si buuxda looga wareejin doono Kismaayo.