Dacwada Oscar Pistorius oo dib u bilaabatay
Published
Oscar Pistorius ma qabin cudur maskaxeed markii uu dilay saaxiibtiis, warbixin xaalada maskaxdiisa ayaa sheegtay iyadoo dacwadiisa ay dib u bilaabatay.
Tan macnaheedu wuxuu yahay, in ciyaaryahanka uu masuul ka yahay falkii uu ku dilay saaxiibtiis, dacwadoogaha ayaa sheegay.