Madaxwayne Guelleh: Al-Shabab waan ka adkaanaynaa
Published
Madaxwaynaha dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ka tirsan ee ku sugan Djibouti ay ka shaqaynayaan ciribtirka xoogagga al-Shabab.
Madaxwaynaha ayaa ka hadlay guud ahaan xaaladda ammaanka gobolka, arrimaha la dagaalanka argagixisada iyo murankii dhinaca xadka ee Djibouti iyo Eritrea u dhaxeeyay. Wuxuu kaloo madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle uga waramay weriyaha BBC Cabdiraxmaan Koronto.