Warbixin ku saabsan Hargeysa iyo dadka dawarsada
Published
Ganacsatada suuqa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa qaarkood waxay bilaabeen inay cunto siiyaan dadka halkaasi ka dawarsada, halka markii hore ay lacag siin jireen.
Waxay leeyihiin waxaanu khaati ka joognaa dad dawarsanaya oo Itoobiyaan u badan oo lacag uun doonaya.
Weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige, ayaa tegay suuqaasi oo la kulmay ganascatada qaarkood, dadka dawarsada iyo weliba nin sheekh ah oo uu weydiiyay waxay diintu ka qabto in dadka dawarsada cunto uun la siiyo?
Halkan ka dhagayso warbixinta Axmed Siciid Cige