Dacwadda Pistorius

Published

Orodyahanka labada lugood ka go'an ee Oscar Pistorius, ayaa todobaadka ogaanaya inta lagu xukumaya kadib markii lagu helay kama' in uu u dilay saaxiibadiisa la noolayd.