Waraysi Xildhibaan taageersan mooshinka

Published

Waraysi aan la yeelanay xildhibaan Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen, oo ka mid ah xildhibaanada saxiixay mooshinka ka dhanka ah ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Ahmed oo aan waydiiyey mar haddii uu xaadir ahaa barlamaanka bal inuu iiga waramo dhinaciisa,sidii wax u jireen.