Miino ayaa naafaysay waxna waa bartay

Published

Jamaal baashe waa wiil dhallinyaro ah oo ku naafoobay mino markuu caruurta ahaa. wuu dedaalay oo waxbuu bartay kadibna hadda wuu shaqeystaa oo weliba waxa uu taageera saaxiibadiisa naafada ah.

Jamaal baashe oo ku nool magaalada hargeysa waxaa ka wareystay siduu tusaale ugu noqon karo dadka naafada ah weriyaha BBC Axmed Saciid Cige.