Xabbad joojinta bariga Ukrain maxaa laga filan karaa

Published

Masuuliyiinta wadamada Faransiiska iyo Jermanku waxa ay sheegeen in ay ku qanacsanyihiin xabbad joojinta Bariga Ukraine.

Hadaba suuragal ma tahay in xabbad joojintasi ay fashilanto, maxaase dhici kara markaasi kaddib.

waxaan arrintaasi iyo kuwa kale ka wareysanay, Cabdulqaadir Maxamed Axmed oo ka faalooda arrimaha siyaasadda caalamka, khadka telefoonka ee Jarmalka ayuu ugu warramay Axmed Xaji Xasan