Kenya oo kordhisay wakhtiga cafiska
Published
Dowlada Kenya ayaa kordhisay maalmihii ay u qabatay in ay isku soo dhiibaan dhalinyarada Kenyaanka ah ee ku jira Al-Shabaab.
Horay ayaa dowlada Kenya waxay u sheegtay in 10 maalmood oo kaliya ay haystaan kenyaanka ka midka ah xarakadaasi, muddadaasi waxa ay ku ekayd Shalay, balse hadda 20 maalmood oo kale ayaa lagu daray.
Haddaba miyay jiraan dhalinyaro ilaa iyo hada isa-soo dhiibay?
Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa su'aashaasi iyo kuwo akle weydiiyey Cabdiwahaab Cabdisamad oo ah qabiir ka faalooda arimaha geeska afrika?