Waraysi Shirkadda Dahabshiil

Published

Kenya, ayaa xayiraadda ka qaadday shirkadaha xawaaladaha ka howlgalayay dalkaas kadib muddo laba bilood ku dhow oo xayiraad la saaray.

Shirkadda Dahabshiil, ayaa ka mid ahayd hay'adaha laga joojiyay howsha ee hadda dib u bilaabay.

Weriyaha BBC Cabdirisaaq Catoosh ayaa Nairobi kula kulmay Agaasimaha Guud ee Dahabshiil, Cabdirashiid Dahabshiil: