Beeraha Soomaaliland oo sanadkan aan la beerin

Published

Somaliland , saracii beeraha ka soo go'i jiray ayaa sanadkan laga dayrinayaa gaar ahaan gobollada dhinaca galbeedka ee dhul-beereedka leh kadib markii roob ku filani aanu ka da'in gobolladaasi.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa ka wareystay xaaladda roob yarida ee dhulbeeraadkasomaliland Wasiirka Beeraha Dr; Maxamed aw Daahir Ibraahim