Isbitaalka guud ee Hargaysa oo qalab casri ah la geeyay
Published
Bangiga dhiigga ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo kordhiyay qalab casri ah oo ay ka mid yihiin tallaajadaha kaydinta dhiigga u gaarka ah, iyo qalab dhiiga qofka qaybo loogu kala saari karo.
Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay xarunta bankiga dhiiga oo la hadlay shaqaalaha caafimaadka iyo qaar ka mid ah dhiig-bixiyaasha.