Falanqeyn ku saabsan xaaladda Burundi
Published
Madaxweyne Nkurunziza oo ku guuleystay doorashadii bishii hore ayaa mucaaradku ay diideen.
Hadaba maxaa ka dhallan kara dilka generaalkaasi?, Su’aashaas iyo su’aale kale waxaan weydiiyay Dr CabbdiWahab Sheekh Cabdi Samad oo ka faalooda arrimaha Afrika. Wuxuu iigu warramay qadka telefoonka ee Garissa