Xildhibaano mooshin ka gudbiyay madaxwaynaha

Published

Xilibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudoonka baarlamaanka u gudbiyay mooshin ay ku sheegeen in ay ku doonayaan in madaxweynaha dowladda federaalka xilka looga qaado.

Xilibaanadan waxay qoraalkan mooshinka ah ku sababeeyeen qodobo ay ku eedaynayaan madaxweynaha.

Xilibaan Cabdiraxman Xoosh Jibriil ayaa ka mid ah xubnaha mooshinka gudbiyay, Cabdirisaaq xaaji Catoosh ayaa waydiiyay bal in uu marka hore sharaxaad ka bixiyo waxa uu yahay mooshinkan.