Daawo: Qaxootiga Yurub imanaya

Published

Qaxootiga oo badankood ka yimid Suuriya ayaa waxay u sii gudbi doonaan waddamada waqooyiga Yurub ee dhaqaalahooda uu badan yahay.

Waddamada ay u sii gudbayaan waxaa ka mid ah Jarmalka iyo dalalka Scandinavianka.