Maxay tahay sababta ay muhaajiriinta ugu qulqulayaan Jarmalka?
Published
Qaar badan oo ka mid ah muhaajiriinta gaaray qaaradda Yurub ayaa doorbidaya in ay magangelyo weydiistaan dalka Jarmalka, oo soo dhaweyn u fidiyay qaxootiga gaaray.
Haddaba maxay tahay sababta ay muhaajiriinta u doonayaan Jarmalka? Su'aashaasi iyo kuwo kale ayaan weydiiyay Cabdiqaadir Maxamed Axmed oo culiinta siyaasadda bartay intii muddo ahna ku noolaa dalkaasi Jarmalka.