Adeega caafimaadka ee xerada Ifo oo hoos u dhacay
Published
Xerada qaxootiga ee IFO ee dalka Kenya, ayaa laga soo sheegayaa in dhaqaale yari soo wajahday Isbitaalka ay sababtay in uu hoos u dhaco adeegga caafimaad isla markaasna kuwa aadka u xanuunsan in aan loo soo gudbinin Isbitaallada waaweyn si ay daaweyn fiican uga helaan.
Axmed Xaji Xasan ayaa ka warramaya