Khilaafka musharaxiinta xisbiga Kulmiye

Published

Musharaxiinta xisbiga Kulmiye oo ku eedeeyay guddoomiyaha xisbiga, Muse Biixi Cabdi iyo madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Zaylici, in iyaga oo musharaxiin la tartamaya ah, ay xisbigii iska maamulanayaan oo weliba ciidan boliis u adeegsadeen.