Daawo: Ganacsiga koofeerka Sharon

Published

Koorfeer waa barnaamij taxane ah oo ku saabsan dumarka caalamka.

Magaalada Johannesburg, Koonfur Afrika, Tracy waxay samaysanaysaa timaha iyadoo ku xiranaysa timo kale, oo hooyadeed qarashka ay dhowr bil bixiso si ay u awoodo.