Daawo shil tareen oo ka dhacay dalka Hindiya

Qoraalka Muuqaalka, Daawo shil tareen oo ka dhacay dalka Hindiya
Published

Shil tareen oo ka dhacay Hindiya waxaa ku dhimatay ugu yaraan 36 qof, sida xubno ka mid ah dowladda dalkaasi ay sheegeen