Weligii kumuu fikirin Xafiis dawlo, wuxuuse noqday maayar ugu wakhti dheer Somaliland

Qoraalka Muuqaalka, Weligii kumuu fikirin Xafiis dawlo, wuxuuse noqday maayar ugu wakhti dheer Somaliland
Published

Ismaaciil waxa uu sannadkii 1942dii ku dhashay deegaanka Midhishi oo 25Km dhanka waqooyi galbeed ka xiga degmada Ceerigaabo, halkaa ayuu ka bilaabay barashada Quraanka iyo waxbarashada asaasiga ah isaga oo gadaalkii u soo wareegey dugsiga caanka ah ee Dayax oo uu aqoontiisa ka sii watay.