Air Djibouti oo bilawday duulimaadkii ugu horeeyay ee Muqdisho

Qoraalka Codka, Air Djibouti oo bilawday duulimaadkii ugu horeeyay ee Muqdisho
Published

Shirkadda diyaaradaha ee Air Djibouti ayaa duulimaadkeedii u horeeyey muddo dheer waxay saaka ku degtay garoonka Muqdisho ee Adan Cadde.

Toddobaadkii afar jeer ayay tegi doontaa Soomaaliya ayuu sheegay madaxa Shirkadda.

Wariyaha BBC Ibraahin Maxamed Adan ayaa warbixinta ka soo diray.