Magaalada Jigjiga oo kolleejyada gaarka ah ay ku soo badanayaan
Published
Magaalada Jigjiga waxaa waayahan dambe ku soo kordhay colleg-yada sida gaar ah loo leeyahay ee laga barto maddooyin kala duwan, oo ay arday badan ku biiraan in kastoo WAXBARASHADA JAAMACADAHA dowladda lacag la'aan tahay.
Haddaba Cabdullahi Sheekh Cabdirisaaq ayaa booqday Ilays International college oo waxyaabaha laga barto ay mid tahay maaddada Bangiyada Islaamiga, in kastoo degaanka weli laga billaabin bangiyo Islaami ah. Warbixintan ayuuna ka diyaariyay.
