Xiddigii hore ee kubadda cagta Cabdi Nijaar oo BBC-da u warramay
Published
Cabdi Cilmi oo loo yaqaanay Cabdi Nijaar wuxuu ka mid ahaa ciyaartoydii kubadda cagta ee caanka noqday ee u safan jiray gobolka togdheer bilowgii todobaatanaadkii markii la bilaabay tartankii ciyaarihii gobollada somaliya ee lagu qaban jiray xamar .
Cabdi Nijaar waxaa taariikhda ciyaaraha kubaada cagta ee gobollada, iyo siday isugu soo hadhi jireen badanaa Burco iyo Kismaayo ,iyo siduu u arko ciyaaraha gobollada ee hadda ka wareystay weriyaha BBC ee hargeysa Axmed Saciid cige