Beledxaawo: Qarashka arooska oo la jaangooyay

Qoraalka Codka, Beledxaawo: Qarashka arooska oo la jaangooyay
Published

Dhallinyaro badan ayaa waxa ay aad uga qeyliyeen qarashka ku baxa xafladda arooska. Maamulka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa taas jawaabteeda haaya.

Waxay go'aamiyeen in sharci ay tahay in la yareeyo qarashka xafladaha iyo guurkaba.

Sharcigan cusub iyo walibana waxa ay uga dhigantahay shacabka Reer- beledxaawo ayaa ka wareysanay Gudoomiyaha degmada, Maxamuud Xayid Cusmaanoo u warranay weriyaha BBC-da Axmed Nagaashe.