Sidee ayay qaar ka mid ah madaxda gobolada u arkaan duulaanka ka dhanka ah Al-shabab?
Published
Iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab, kana waddo qeybo kamid ah dalka ayaa madaxweynaha maamulka Hirshabeele, Maxamed Cabdi Waare waxaa uu walaac ka muujiyaya qaabka loo wajahayo dagaalka.
Waxa uuna sheegay inay haboon tahay in laga wadatashado dagaalka si looga baaqsado waxyeelo soo gaarta dadka rayidka ah.
Madaxweyne Waare ayaa hadda howgaladda kaoscda deegaanadaasi iyo walaaca uu qabo waxaa uu uga warramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.