Sawirrada qaaradda Africa oo BBC ugu mudnaa Toddobaadkan

Published

Sawirrada xulka ee BBC toddobaadkan iyo Qaaradda Africa.

Waa sawir lagu qaaday magaalada Khartoum
Qoraalka sawirka, Mudahraade Suudaan u dhashay oo Khamiisti askari madaxa ka dhunkanaya kaddib marki lagu dhawaaqay in xilka laga tuuraay Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir
Alaa Salax
Qoraalka sawirka, Alaa Saalx oo loogu naaneysay "boqoradda Nuubiya" oo Khartoum kula hadleyso mudaharaadayaasha
Hooya Aljeeriya u dhalatay oo ciidamada dalkaasi ka dalbaneyso iney xilka ka tagaan odayaasha soo daashaday xukunka dalka
Qoraalka sawirka, Hooya Aljeeriya u dhalatay oo ciidamada dalkaasi ka dalbaneyso iney xilka ka tagaan odayaasha soo daashaday xukunka dalka
Hooya dalbaneyso iney ragga la soo sahqeeyey C/Casiis Butafliiqa iney xilalka oo dhan ka dagaan
Qoraalka sawirka, Hooya dalbaneyso iney ragga la soo sahqeeyey C/Casiis Butafliiqa iney xilalka oo dhan ka dagaan
Sawir orodyahanno Kenyaan ah safka hore ee orodka 39aad ee Rotherdam kaga jiro
Qoraalka sawirka, Sawir orodyahanno Kenyaan ah safka hore ee orodka 39aad ee Rotherdam kaga jiro
Orodyahan Itoobiyaan ah oo lagu magacaabo Tebalu Zawde Heyi oo ku guuleystay orodka Rooma toddobaadkan
Qoraalka sawirka, Orodyahan Itoobiyaan ah oo lagu magacaabo Tebalu Zawde Heyi oo ku guuleystay orodka Rooma toddobaadkan
Lagdin dhaqameed ka dhaceyso caasimadda Mali ee Bamako
Qoraalka sawirka, Lagdin dhaqameed ka dhaceyso caasimadda Mali ee Bamako
Nin miskiin ah oo Moroco u dhashay oo geed hoostii fadhiyo iyada oo orodyahanna uu tartan caalami ah sameeynayo
Qoraalka sawirka, Nin miskiin ah oo Moroco u dhashay oo geed hoostii fadhiyo iyada oo orodyahanna uu tartan caalami ah sameeynayo
Tartanka orodka lixda maalmood ee ultra-marathon ka dhacay
Qoraalka sawirka, Tartanka orodka lixda maalmood ee ultra-marathon ka dhacay
Haweeney Koonfur Afrika u dhalatay oo ku sugan Cape Town oo u ololeeyneysa in foolka maroodiga la badbaadiyo
Qoraalka sawirka, Haweeney Koonfur Afrika u dhalatay oo ku sugan Cape Town oo u ololeeyneysa in foolka maroodiga la badbaadiyo
Haweeney daroogada Cannabis isticmaalkeeda taageerdsan oo Koonfur Afrika uga ololeeyneyso
Qoraalka sawirka, Haweeney daroogada Cannabis isticmaalkeeda taageerdsan oo Koonfur Afrika uga ololeeyneyso
Fannaan Britsh-Nigeriya ka soo jeeda Yinka Shonibare oo ka shaqeeyo xayaysiiska hiddaha iyo dhaqanka iyo Africa
Qoraalka sawirka, Fannaan Britsh-Nigeriya ka soo jeeda Yinka Shonibare oo ka shaqeeyo xayaysiiska hiddaha iyo dhaqanka iyo Africa
Ra'isal wasaaraha Belgium Charles Michel oo Isniinti booqday Kigali halki lagu dilay ciidamada nabad sugidda Belgium sanadki 1994-kii
Qoraalka sawirka, Ra'isal wasaaraha Belgium Charles Michel oo Isniinti booqday Kigali halki lagu dilay ciidamada nabad sugidda Belgium sanadki 1994-kii
Haweeney booqoneyso goobta magacda dadka xasuuqaasi kudhitay lagu soo dhajiyey
Qoraalka sawirka, Waa goob lagu soo dhajiyey magacda 800,000 oo qof oo lagu dilay xasuuqi ka dhacay Ruwandha sanadki 1994-kii
Munaasabada duco ah oo dadki la xasuuqay 1994-kii oo loogu qabtay Amahoro Stadium ee ku yaalla Kigali
Qoraalka sawirka, Munaasabada duco ah oo dadki la xasuuqay 1994-kii oo loogu qabtay Amahoro Stadium ee ku yaalla Kigali
Dad reer Ruwaanda ah oo xasuusanaya dhacdadii foosha xumeyd ee dalkooda ka dhacday 100 maalmood
Qoraalka sawirka, Dad reer Ruwaanda ah oo xasuusanaya dhacdadii foosha xumeyd ee dalkooda ka dhacday 100 maalmood