R/wasaaraha Soomaaliya oo loogu baaqay inuu ballanqaadkiisa doorashada ficil u badelo
Published
Cabdiraxman Cabdishakuur, oo ah hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Wadajir ayaa soo dhaweeyay hadalka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ee ku aadan doorashada in wakhtigeeda lagu qaban doono. Balse Cabdiraxman ayaa ku baaqay in ballanqaadka loo badelo ficil.