Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka hadlay sanadguuradii 20-aad ee shirkii Carta
Published
20 sanadood ayaa laga joogaa markii Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan, xilka madaxweynaha Soomaaliya loogu doortay shirkii Carta. Haddaba BBC-da ayuu siiyay wareysi gaar ah oo ku saabsan waxqabadkiisii, caqabadihii ka hor yimid iyo talo uu siinayo madaxda maanta. Cabdifitaax Ibraahim Cagayare ayuu khadka taleefanka ugu warramay.