Ismahaan Caraweelo oo looga soo jawaabay maansadii ay ragga lacagta leh ku taageertay

Qoraalka Muuqaalka, Wiil ka soo jawaabay maansadii Ismahan Caraweelo ay ku taageertay ragga lacagta leh.
Published

Nin dhallinyaro ah ayaa u jawaabay Ismahan Caraweelo oo dhowaan sameysay maanso ay ku taageertay ragga lacagta leh.