Julie Lund: 'Aabahay oo iga maqnaa 58 sano ayaan Facebook dartiis ku helay'
Published
Markii ay horaantii sanadkan dhinteen Julie hooyadeed iyo aabeheedii soo korsaday waxay si lama filaan ah ku heshay aabaheedii dhabta ahaa iyo hooyo kale.
Muddo aad u dheer ayayse ku qaadatay in ay dib u hesho aabihii runta u dhalay.
Bog Facebook ah iyo dadka deegaankeeda ayaa suurtageliyay in ay guushaas gaadho.





















