Waraysi Raiisalwasaare Maxamed Cabdullaahi
Published

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa mar kale ku celiyay diidmadiisa shirka magaalada Nairobi berri uga furmaya dhinacyada siyaasadda Soomaaliya.
Shirka waxaa lagu tilmaamay in uu yahay mid wadatashi ah oo looga hadlayo waxa laga yeelayo xilliga Dowladda Ku meel gaarka ah oo ku eg bisha August, waxaana qaban qaabisay Qarammada Midoobay.
Ra'iisal Wasaare Maxamed Cabdullaahi oo wareysi khaas ah siiyay BBC ayaa waxa uu fasiraad ka bixiyay sida ay isaga la tahay in ay Soomaalidu u heshiiso