Cabdiweli oo cambaareyey qaraxa Garissa
Published
Raisal Wasaaraha Somalia ayaa cambaareyey qaraxa lala beegsadey kaniisado magaalada Garissa ee woqooyi-bari dalka Kenya. Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhintey, 47 kalena way ku dhaawacmeen weerarkaasi. Cabdiweli waxaa uu warramay Cabdifatah Cagayare.