Dagaal ka dhacay Baled-Xaawo
Published

Xigashada Sawirka, BBC World Service
Wararka naga soo gaaraya magaaladda Baled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegya in uu halkaas dagaal ku dhex maray ciidamadda Dowladda iyo meleshiyada Ahlu Sunna Wal-Jamaca.
Wararka, ayaa waxay intaa ku darayaa in dhimasho iyo dhaawac uu dagaalkaasi geystay, dadkii magaaladduna ay qaxeen.
Haddaba qof magaaladda ku sugan ayaa Bashkaas uga waramay xaaladda magaaladdda.