Heshiiska Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe

Published

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu saxiixay hishiiska maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Waxaa goob joog ka ahaa madaxda Dowladda Federaalka, dibolmaasiyiiin iyo wakiilo ka socda beesha caalamka.

Waxaa warbxintan Muqdisho inooga soo diray wariyaha BBC ee Muqdisho Moxamed Ibraahim Macallimo.