Turkiga iyo Isra'iil oo heshiinaya

Xigashada Sawirka, AFP
Published
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa sheegtay in turkiga iyo israel ay horumar ka sameeyeen sidii loo soo gabagabayn lahaa heshiis dib u soo celin doona xiriirkii caadiga ahaa, ka dib 5 sano oo xidhiidhku xumaa. Turkigu waxay sheegeen in heshiiska lagu dhaaystiri doono kulan kale oo goor aan dheereyn la isugu imaan doono.



















