Ivory Coast oo qaaday koobka Afrika
Published
Waqtiga akhriska: 1 daqiiqo
Ivory Coast ayaa ku guulaysatay tartanka koobka Qaramada Afrika, kadib markii ay ciyaareen rigoore dheer.
Waxay ka badiyeen Ghana, kadib markii labaatan iyo laba goor la darbeeyay banooniga. Goolkii ay ku guulaytaan waxaa dhaliyay gool hayaha
Labada koox ayaa final isaga hor yimid 1992- dii iyadoo Ivory Coast ay ku guulaysatay rigoore. Ghana ayaa ku guulaysatay koobka afar mar.



















