Natiijooyinka horyaalka toddobaadkan

Published
Maanta waxaa jiray ciyaaro ka tirsan Horyaalka Ingiriiska ee Premier League. Waxaana loo kala badiyay sidatan:
Manchester United 0 - 0 Newcastle.
Leicester 1-1 Tottenham.
Crystal Palace 2 - 1 Aston Villa
Norwich 1 - 1 Stoke
Sunderland 1 - 1 Swansea
West Ham 3 - 4 Bournemouth
Lixda ciyaarood ee maanta dhacay afar ka mid ah waxay ku dhammaadeen barbardhac, labana waxaa lagu kala badiyay min hal gool.
Waxay muuninaysaa sida adag ee tartanka horyaalku sanadkan ku bilawday iyadoo durbadiiba maamulayasha qaarkood ay dhibaato ka haysato taageerayaashooda.























